|

|
Mob
Call free :-0014155341281
|
|
|
 |
|
 |
|

Administrator:
Free Contact:_
Tell:-0012345421373
Mobile:-0014155341281
Emails,
maxamed.wali1985@gmail.com
mohmedwali.9@hotmail.com
Ku Darso
Skype-
quraanka:
xifdin.quraanka1
iman.51
| |
|
|
|
Walaalaha Muslimta
ah meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaa loo hayaa Macalimiin Aqoon
sare u leh Diinta Islaamka gaar ahaan Umadda Somaliyeed
Adiga iyo qoyskaagaba qof yar iyo qof waynba Meelkasta oo aad joogto waxaan
kuu haynaa macalin si toos ah kuu bari doona: Higaada Carabiga, Tajwiidka
Qur'aanka, Xifdiga Qur'aanka, Luuqada Carabiga, Axaadiista, Axkaamta Diinta
Islaamka. Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti
walba oo aad rabto. Halkan
Guji si aad iska DiwaangalisoQofkii
ama ardaygii dhamaysta kooras ka mid koorasyada aanu dhigno ama bixino
waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahdo Anfaci doonta mustaqbalkiisa.
|
Ujeedooyinka loo aasaasay
machadka.

1} in aduunka oo
dhan la gaadhsiiyo xifdiga quraanka kariimka ah
2}la dagaalanka
jahliga iyo aqoonyarida xaga diinta
3} la dagaalanka
aqrin la aanta iyo qidla aanta
Read More
|
Bushaarooyinka Machadku
Kuu hayo ?
1}
inuu kuu diyaariyay macalimiin khibrad sare u leh barista quraanka
iyo culuumtiisa shahaadooyina ka haysta quraanka iyo culuumtiisa
khibrad iyo waayo aragnimo inka badan 10sano ahna leh 2} waxaad ka
helaysaa macalimiin u tabo baran habga loosoo saaro qoys islaam ah
oo ku dhaqma diinta islaamka
Read More
|
|
Duruusta machadku bixiyo waxaa ka mid ah.
1} xifdiga
quraanka iyo tajwiidkiisa
2}hingaada carabiga
iyo akhrinta iyo qorida carabiga
3}siiradii
rasuulkeenii suubanaaa ee muxamed{scw}
Read More |
FEE
|
Number |
Maalmaha (Days a Week) |
Lacagta / Fee |
|
1 Arday |
2 Maalmood asbuucii (2 days a week) |
$20 Bishii |
|
1 Arday |
5 Maalmood asbuucii (5 days a week) |
$30 Bishii
|
|
|