|

|
Mob
Call free :-0014155341281
|
|
|
 |
|
 |
|

Administrator:
Free Contact:_
Tell:-0012345421373
Mobile:-0014155341281
Emails,
maxamed.wali1985@gmail.com
mohmedwali.9@hotmail.com
Ku Darso
Skype-
quraanka:
xifdin.quraanka1
iman.51
| |
|
|
|
Walaalaha Muslimta
ah meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaa loo hayaa Macalimiin Aqoon
sare u leh Diinta Islaamka gaar ahaan Umadda Somaliyeed
Adiga iyo qoyskaagaba qof yar iyo qof waynba Meelkasta oo aad joogto waxaan
kuu haynaa macalin si toos ah kuu bari doona: Higaada Carabiga, Tajwiidka
Qur'aanka, Xifdiga Qur'aanka, Luuqada Carabiga, Axaadiista, Axkaamta Diinta
Islaamka. Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti
walba oo aad rabto. Halkan
Guji si aad iska Diwaangaliso
Qofkii ama ardaygii dhamaysta kooras ka mid koorasyada aanu dhigno ama
bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahdo Anfaci doonta mustaqbalkiisa.
________________________________________________________________________________________________________
Courses
(Duruusta la qaadanayo)
القرآن الكريم
|
الهجاء ستة أشهر |
Higaadu waa lix bilood |
|
إبتدائي |
Qofkii bilow ah |
|
متوسط |
Qofkii dhexdhexaad ah |
|
مراجعة |
Qofkii muraajacaynaya |
|
التفسير |
Tafsiir |
مدة
القرآن( mudada
lagu dhamaynayo)
|
إبتدائي = سنتين |
Bilowgu waa laba sano |
|
متوسط = سنة |
Dhexdhexaadku waa sannad |
|
مراجعة = ستة أشهر |
muraajacaduna waa lix bilood |
علم التجويد ( cilmiga tajwiidka )
|
هداية المستفيد |
Hidaayaatul mustafiid |
|
تحفة الأطفال |
Tuxfatul adfaal |
|
جزرية |
Jasariyah |
|
مفتاح التجويد |
Muftaaxul tajwiid |
|
سيرة الرسول ( siiradii Nabiga )
|
خلاصة نور اليقين |
Khulaasatu nuural yaqiin |
|
أول |
Koobaad |
|
ثاني |
Labbaad |
|
ثالث |
Sadexaad |
|
فصول |
Fusuul |
|
رحيق |
Raxiiq |
عقيدة ( caqiidah )
|
أصول الثلاثة |
Usuulu salaasa |
|
أصول الستة |
Usuulu sittah |
|
ستة أصول |
Sittah usuul |
|
مسائل الجاهلية |
Masaa’ilu jaahiliyah |
|
كشف الشبهات |
Kashfu ashubahaat |
|
فتح المجيد |
Fatxul majiid |
|
واسطية |
Waasidiyah |
|
طحاوية |
Daxaawiyah |
|
نواقض الإسلام |
Nawaaqidul islaam |
|
اللغة العربية ( luqadda carabiga )
|
العربية بين يديك |
Alcarabiyatu bayna yadayk |
النحوة ( naxwa )
|
نحو الواضح |
Naxwal waadix |
|
أول |
Koobaad |
|
ثاني |
Labaad |
|
ثالث |
Sadexaad |
|
آجرومية |
Ajruumiyah |
|
كواكب |
Kawaakib |
|
الفقه ( fiqiga )
|
مبادئ الفقهية (أول ، ثاني، ثالث) |
Mabaadi’ul fiqhiyah |
|
سفينة الصلاة |
Safiinatu assalaah |
|
متن أبي شجاع |
Matnu abii shujaac |
|
أنوار المسالك |
Anwaar almasaalik |
|
حديث ( XADIISKa )
|
أربعين النووي |
Arbiciin anwawi |
|
إبن أبي جمرة |
Ibnu abii jamrata |
|
جواهر البخاري |
Jawaahir albukhaari |
|
عمدة الأحكام |
Cumdatul axkaam |
|
|
|
1- Barashada Qur'aanka kariimka ah
2- Siiradii Nabiga (SCW)
3- Caqiida
4- Luuqada Carabiga
5- Fiqi
6- Xadiis

|