|
|
|
Home | Fadliga Quranka | Course | Learning Methods | Fee |CILMIGA | Registeration Form | Contact us |
|
Walaalaha Muslimta ah meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaa loo hayaa Macalimiin Aqoon sare u leh Diinta Islaamka gaar ahaan Umadda Somaliyeed Adiga iyo qoyskaagaba qof yar iyo qof waynba Meelkasta oo aad joogto waxaan kuu haynaa macalin si toos ah kuu bari doona: Higaada Carabiga, Tajwiidka Qur'aanka, Xifdiga Qur'aanka, Luuqada Carabiga, Axaadiista, Axkaamta Diinta Islaamka. Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto. Halkan Guji si aad iska Diwaangaliso Qofkii ama ardaygii dhamaysta kooras ka mid koorasyada aanu dhigno ama bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahdo Anfaci doonta mustaqbalkiisa. ________________________________________________________________________________________________________ Fadliga Cilmigaفضل العلم ( 1) قال الله سبحانه وتعالى :- وقل رب زدني علماً waxaad tidhaahdaa rabbaw ii siyaadi cilmiga قل هل يستوي الذين يعلمون والذين لا يعلمون waxaad tidhaa miyey siman yihiin kuwa cilmiga leh iyo kuwa aan cilmiga lahayn إنّما يخشى الله من عباده العلماء Allah waxaa si dhab ah uga cabsada adoomihiisa kuwa cilmiga leh
يرفع الله الذين آمنوا منكم والذين أوتوا العلم درجات Allah waxa uu kor u qaadaa kuwa iimaanka leh ee idinka idinka midka ah kuwa cilmiga lehna darajooyin buu kor u qaadaa
وقال رسول الله صلى الله عليه وسلم : - وعن عبد الله بن عمرو بن عاص ، أن النبي صلى الله عليه وسلم قال (( يلّغوا عني ولو آية )) رواه البخاري Saxaabigani waxa uu rasuulka ka wariyeen anuu yidhi iga gaadhsiiya aayadna ha ahaatee وعن سهل بن سعد أن النبي صلى الله عليه وسلم قال : (( فوالله لأن يهدي الله بك رجلا واحداً خيرٌ لك من حمر النعمِ )) متفق عليه . Nabigu waxa uu ugu dhaartay Cali in uu ilaahay sababtaada ku soo hanuuniyo nin kaliya ayaa kaaga khayr badan geela kiisa cas cas إذا مات إبن آدم انقطع عمله إلا من ثلاث صدقة جارية أو علم ينتفع به أو ولد صالح يدعوا له (( رواه مسلم )) Marka uu dhinto ina aadan camalkiisu wuu go’ayaa sadex mooyaane , sadaqo socota , cilmi lagu anfaco iyo walad fiican oo u soo duceeya . عن أبي هريرة رضي الله عنه أن النبي صلى الله عليه وسلم قال : (( الدّنيا ملعونة ملعون ما فيها إلا ذكر الله عزّ وجلّ وما والاه أو عالماً ومتعلماً . )) رواه الترميدي . Aduunyadu way lacnadan tahay Inta Allaah xusaysa mooyaane iyo wixii soo raaca iyo caalim iyo arday mooyaane .
وعن معاوية رضي الله عنه قال : قال رسول الله صلى الله عليه وسلم (( من يرد الله به خيراً يفقه في الدين )) متفق عليه . Rasuulku wuxuu yidhi qofka Alle la doono khayr wuxuu fahamsiiyaa diinta وعن أبي هريرة رضي الله عنه أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال (( من سلك طريقاً يلتمس فيه علماً سهل الله له طريقاً إلى الجنة )) رواه مسلم . Qofka wado mara isagoo raadinay
1- Barashada Qur'aanka kariimka ah
|
Copyright © 2009 - 2011 IIMAAN.COM
All
rights reserved. Powered by
Umma Software